Xiliga loo tartamayo kursigii uu baneeyey Madaxweyne Laftagareen oo la shaaciyey

Doorashada qaar ka mid ah Kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka baarlamanka Somalia ayaa lagu qabanayaa magaalada Baydhabo sida uu shaaciyey guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka. Labada kursi ee loo tartamayo ayaa waxaa baneeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta gareen” iyo Alle ha u naxariistee Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle (Kornel Ruush) oo … Continue reading Xiliga loo tartamayo kursigii uu baneeyey Madaxweyne Laftagareen oo la shaaciyey